Al-Shabaab oo soo bandhigtay qalab milateri oo ay ka furteen Ciidamada Maraykanka (Sawirro)

Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay qalab milateri, hub iyo agabyo kale oo ay sheegeen iney ka qabsadeen ciidamada Maraykanka iyo kuwa kumandoska Somalia oo xalay weeraray degaanka daaru-salaam ee gobolka Sh/hoose. Al-shabaab ayaa sheegtay in dagaal culus oo ay la galeen ciidamada huwanta ee weerarka soo qaaday ay ku dileen sarkaalkii hogaaminayey ciidamada Maraykanka ee … Continue reading Al-Shabaab oo soo bandhigtay qalab milateri oo ay ka furteen Ciidamada Maraykanka (Sawirro)